Posts

Showing posts from April, 2011

Libya

Libya maxaa ka socda? Libya waxaa la rabaa in la qabsado kheyraadkooda shidaalka oo la ga faa'deysta iyada oo loogu marmarsimoonaya Dictator Qadafi,arrimahaas oo dhan waxa ay u dhacayaan in aan ka tagnay diinteenii oo nala kala geeyay bal aan is dagaalno. Waa la waayay Dawlad muslim ah oo ummadeeda u naxariisato,bal waa gumaadeysaa iyada dhegaha looga akhriyay dadka madaxda ah in ay alqaacidda xukunka kaa rido.a