Posts

Showing posts from 2011

कर्रिचुलुम

Saaxibayaal 1da Luulyo 2011 waxaa inaga xigta

Libya

Libya maxaa ka socda? Libya waxaa la rabaa in la qabsado kheyraadkooda shidaalka oo la ga faa'deysta iyada oo loogu marmarsimoonaya Dictator Qadafi,arrimahaas oo dhan waxa ay u dhacayaan in aan ka tagnay diinteenii oo nala kala geeyay bal aan is dagaalno. Waa la waayay Dawlad muslim ah oo ummadeeda u naxariisato,bal waa gumaadeysaa iyada dhegaha looga akhriyay dadka madaxda ah in ay alqaacidda xukunka kaa rido.a

Somalia

waa wadan African ah oo muslim ah kuna yaala geeska qaaradda afrika waa wadan uu la degay dagaal sokeeya,dagaal diimeed,iyo Dagaal fascist. Waxaana u sheegayaa Ummadda Soomaaliyeed in ay Alla ka baqaan oo ayna dhiigooda macna darra u daadin,isla markaana ay la socdaan dhibka ka jirijiray Suudaan oo ku dhamaatay in la kala jaro iyadoo ay gaalada markaas u cuskanayeen christan iyo Muslim is dagaalaya danta ay la haayeena waa gaareen. Maanta waxaa la rabaa in Somalia la kala jarjaro loona adeegsado dagaal qabiil iyo Dagaal Diimeed isla markaana la raba in la gurta kheyraatkooda ,waqtigaan xaadirka ah waxa ay ka socotaa kheyraad gurashada Badda oo baaxadda weyn,ma u malaynaysaan in ay qaban karin Burcad badeedka bal iyaga ayaa u sahlaayo in ay badda laga jilaabto Maraakiibta . Waxaan suaalayaa ninka akhrinayaa warkaan Ciidamada shisheeye oo baddeena jooga maxay yihiin maxyse u joogaan ? war kooban baddeena waxaa ku sugan Nato iyo warsow oo u kala ordaya kheyraatka baddeena ...